This brochure is to help you get ready for a bladder control check up. A bladder control check up includes some questions and a physical check by a doctor or trained health professional. The check up will help find any bladder control problems you have and their causes. The check up may also help to plan the best way to manage these problems. A bladder check up is painless. |
Warqadan yari waxaa weeye inay dadku u diyaargaroobaan baaris kontoroolka kaadi heysta. Baaris kontoroolka kaadi heysta waxaa ka mid ah waxoogaa su’aalo ah iyo jeegareyn jireed oo dakhtar sameynayo ama shaqaale tababaran oo caafimaad. Baaris waxay caawineysaa in la helo wixii dhibaatooyin ah kontoroolka kaadi heysta ee aad qabto iyo waxyaalaha dhaliyey.waxaa sidoo kale laga yaabaa inay caawiso qorsheynta habka ugu wanaagsan ee loo maareyn karo dhibaatooyinkan. Hubinta kaadi-haystu xanuun ma leh. |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
What are your choices?Every person has a right to a private and personal check up. Your needs and wishes should be respected. People also have a right to say ‘no’ to the check up or to any other care. Choices you have may include:
|
Waa maxay doorashooyinkaagu?Qof kastaa wuxuu xaq u leeyhay gaarnimada iyo baarista shaqsiyeed. Baahiyahaaga iyo doonistaadu waa in la ixtiraamaa. Dadku waxay xaq u leeyihiin inay yiraahdaan ‘maya’ baarista ama wixii daryeel kale ah. Doorashooyinka aad dooratay waxaa ka mid ah:
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
What do you need to do before the check up?You may be asked to keep a bladder diary. You need to keep the diary for at least 3 days. It keeps track of how your bladder works through the day. The bladder diary may look like this:
The bladder diary keeps track of:
|
Maxaad u baahan tahay sameyntooda ka hor baaristooda?Waxaa lagu weydiisan karaa inaad samaysato xusuus‑qorka kaadi-haysta. Waxaad u baahan tahay inaad haysato xusuus-qor ugu yaraan 3 maalmood ka hor baarista. Waxay kuu raad-raacaysaa siday kaadi-haystaadu u shaqayso maalintii. Xusuus-qorka kaadi-haysta wuxuu u egyahay wax sidaan oo kale ah:
Xusuus-qorka kaadi-haysta wuxuu raad-raac u yahay:
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
How do I measure the amount of urine passed? Put a container (like an ice cream container) in the toilet. Now sit on the toilet and relax with your feet on the floor. Pass urine into the container. Then tip the urine into a jug to measure it. Men may want to stand and pass urine directly into a measuring jug. How do I measure urgency? This chart shows how to use a number to describe the urge you felt.
|
Sidee baan u cabiraa xaddiga kaadida la shubay? Dhig weelka (sida weelka ice-creamka) musqusha. Hadda ku fariiso musqusha oo raaxayso ayadoo cagahaagu saaran yihiin sagxadda musqusha. Ku kaadi weelka. Markaas ku shub kaadida jaagga si aad u cabirto. Ragu way istaagi karaan oo si toos ah ugu kaadshi karaan jaagga cabiraadda. Sidee baan u cabiraa degdegga? Shaxdaan waxay muujinaysaa sida loo adeegsado tiro si ay u sifayso degdegga aad dareemayso.
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
How do I measure leaking using a Pad Weight Test? This test helps to work out how much urine you leak over a few days. To do this test you will need some accurate scales for weighing. You do this test by:
This will show how much you have leaked because each gram equals one ml. Like this:
|
Sidee baan u cabiraa sii-daynta anoo adeegsanaya Baarista Miisaanka Baadka? Baaristan waxay gacan ka gaysataa si loo ogaado intay le’eg tahay kaadida aad sii daysey dhowr maalmood. Si loo sameeyo baaristan waxaad u baahan tahay heerarka miisaanka oo saxda ah. Baaristan waxaad ku samayn kartaa:
Tani waxay muujinaysaa intaad sii daysey sababtoo ah garaamkii kasta wuxuu la mid yahay hal ml. Sidan oo kale waxyaalaha qaarkood :
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
What will happen during the check up?During the check up, you will be asked about your diet and your weight. You will also be asked about your past health and your health now. You may be asked:
Questions for women only:
|
Maxaa dhaci doona inta lagu jiro baarista?Inta lagu jiro, waxaa lagu weydiin doonaa wax ku saabsan cuntadaada, culeyskaaga, caafimaadkaagii hore iyo sida caafimaadkaagu hadda yahay. Waxaa laga yaabaa in lagu weydiiyo:
Su’aalaha haweenka keliya la weeydiiyo:
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Some of the tests that could be used for your bladder control check up include:
|
Baarista qaarkeed kuwaas oo loo adeegsan karo hubinta kontaroolka kaadi-haystaada waxaa ka mid ah:
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Remember No matter what type of test you are asked to have done, you can ask:
|
Xasuuso Micne ma leh nooca baaritaanka ah ee lagu weydiiyey inaan sameyso, waxaad weydiin kartaa:
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Seek helpYou are not alone. Poor bladder and bowel control can be cured or better managed with the right treatment. If you do nothing, it might get worse. Phone expert advisors on the National Continence Helpline for free:
1800 33 00 66 * (8am - 8pm Monday to Friday AEST) To arrange for an interpreter through the Telephone Interpreter Service (TIS), phone 13 14 50 Monday to Friday and ask for the National Continence Helpline. Information in other languages is also available from continence.org.au/other-languages For more information:
* Calls from mobiles are charged at applicable rates. |
Raadso caawimaadKeli kuma tihid arintan. Kaadi-haysta iyo mindhicirka liita waxaa si fiican loogu daaweyn karaa ama si fiican loogu maamuli karaa daaweynta saxdaa. Haddii aadan waxba qaban, way ka sii dari karaan. Ka wac la-taliyeyaasha khibradda leh Khadka Kaadiceshin-waaga Qaran (National Continence Helpline) oo lacag la’aan ah:
1800 33 00 66 * (8am - 8pm Isniinta ilaa Jumcaha AEST) Si loo diyaariyo turjumaan ayadoo la marayo Adeegga Turjumaanka Taleefanka (TIS), ka wac 13 14 50 Isniinta ilaa Jumcaha Waxaad weydiisataa Khadka Kaadiceshin‑waaga Qaran (National Continence Helpline). Macluumaadka luqadaha kale waxaa kaloo laga heli karaa continence.org.au/other-languages Wixii macluumaad dheeraad ah:
* Wicitaannada ka socda moobaylada waxaa laga qaadaa qarashka qiyaasaha ku habboon. |
Bladder Control Check Up in Somali
Hubinta kontaroolka kaadi-haysta
Browse and download our factsheets in Somali
Last Updated: Fri 30, Jul 2021
Last Reviewed: Tue 17, Mar 2020