What is poor bowel control?People with poor bowel control accidentally pass bowel motions at the wrong time or in the wrong place. They may also pass wind when they do not mean to. |
Waa maxay kontoroolka xun ee caloosha?Dadka qaba kontoroolka caloosha ee xun waxay si kedis ah u soo dhaaftaa socodka calooshu wakhti khaldan ama meel khaldan. Waxaa sidoo kale laga yaabaa inay ka timaado dhuuso markayna ula jeedin. |
Is poor bowel control common?About one in 20 people has poor bowel control. Both men and women can have poor bowel control. It is more common as you get older, but a lot of young people also have poor bowel control. Many people with poor bowel control also have poor bladder control (wetting themselves). |
Caloosha kontoroolka xumi ma caambaa?Qiyaastii hal 20tii qof ayaa leh caloosha kontoroolka xun. Labadaba raga iyo dumarka way yeelan karaan kontoroolka xun ee caloosha. Aad ay u tahay caam u ah markaad weynaato, laakiinse dad badan oo dhalinyaro ah ayaa sidoo kale qaba kontoroolka xun ee caloosha. Dad badan oo qaba kontoroolka xun ee caloosha ayaa sidoo kale qaba kontoroolka xun ee kaadi heysta (oo isqoynaya). |
What causes poor bowel control?Weak Muscles Weak back passage muscles may be due to:
|
Maxaa sababa kontoroolka xun ee caloosha?Muruqyo daciif ah Muruqyada marinta danbe oo daciifa ayaa laga yaabaa inay sababtay:
|
Severe Diarrhoea Diarrhoea means passing loose motions. There are many causes and it is a good idea to see your doctor to find out what can be done about this problem. |
Shuban Darran Shubanka micnahiisu waxaa weeye socodka caloosha oo debecsan. Waxaa jira sababo badan waana fikrad wanaagsan inaad u tagto dhakhtarkaaga si aad u ogaatid waxaad ka qaban kartid dhibaatadan. |
Constipation Constipation is a very common cause of bowel mishaps in older people or people with a disability. Motions can sometimes get clogged in the lower bowel and liquid can leak out around the clogged mass, which looks like there is a loss of bowel control. |
Caloosha oo fadhida Caloosha oo fadhida waa wax caam ah oo sababa nasiib xumo oo dadka waa weyn ah ama dadka qaba iinta. Socoshada caloosha waxaa marmarka qaarkood laga yaabaa inay ku xirmaan caloosha ta hoose dareerahuna wuxuu ka da’i karaa hareeraha wax isku dhegan, oo u eg inay jirto luminta kontoroolka caloosha. |
What should you do about poor bowel control?There are many causes of poor bowel control, so a careful check is needed to find the causes and things that might make it worse. If you often have bowel mishaps, you should first talk to your doctor. You should also let your doctor know if you have:
Your doctor may:
|
Maxaad ka sameynaysaa waxa ku saabsan kontoroolka xun ee caloosha?Waxaa jira waxyaalo badan oo sababa kontoroolka xun ee caloosha, sidaa daraadeed waxaa loo baahan yahay hubin taxadar leh si loo helo waxyaalihii sababay iyo waxyaalaha laga yaabo inay sii xumeynayso. Haddii aad badanaa leedahay nasiib darada xun ee caloosha, waa inaad marka hore la hadashaa dakhtarkaaga. Waa inaad sidoo kale u sheegtaa dhakhtarkaaga haddii aad leedahay:
Dhakhtarkaaga waxaa laga yaabaa:
|
How can poor bowel control be helped?Because loss of bowel control is a warning sign and not a disease, the right care will depend on what is causing the problem. Care may include:
|
Sidee Baa Loo Caawin Karaa Caloosha Kontoroolka Xun?Sababtoo ah luminta kontoroolka caloosha waa calaamad digniin ah ee ma aha cudur, daryeelka ugu fiican wuxuu ku xirnaan doonaa waxa sababaya dhibka. Daryeelka waxaa laga yabaa inuu ka mid yahay:
|
For people with dementia or confusionPeople with dementia or confusion may not feel, or be aware of, the urge to empty their bowels. This can lead to leaking of a normal bowel action. A common time for this to happen is soon after a meal, often breakfast. Watching the person’s bowel habits for a while may help to show a pattern of bowel habits. Also, keeping track of how they act may help to find out when a bowel motion will happen. Then the person can be taken to the toilet in time. |
Dadka Qaba Ilowga Ama WareerkaDadka qaba ilowga ama wareerka waxaa laga yaabaa inaysan dareemin, amase aynaan ka warqabin, rabitaanka inaad faaruqiso calooshaada. Tani waxay kuu horseedi kartaa wax siideynta ficilka caloosha caadiga ah. Wakhtiga caamka ah ee ay tani dhacdo waa isla markiiba cuntada ka dib, badanaa quraacda. La socodka qofka dabeecadiisa caloosha ilaa wakhti ayaa laga yaabaa inay caawiso inay tusto wax israacsan oo ku saabsan dabeecada caloosha. Sidoo kale, la socodka fal celintooda ayaa laga yaabaa inay caawiso in la ogaado marka uu dhacayo socodka shubanka ee calooshu. |
Seek helpQualified nurses are available if you call the National Continence Helpline on 1800 33 00 66* (Monday to Friday, between 8.00am to 8.00pm Australian Eastern Standard Time) for free:
If you have difficulty speaking or understanding English you can access the Helpline through the free Telephone Interpreter Service on 13 14 50. The phone will be answered in English, so please name the language you speak and wait on the phone. You will be connected to an interpreter who speaks your language. Tell the interpreter you wish to call the National Continence Helpline on 1800 33 00 66. Wait on the phone to be connected and the interpreter will assist you to speak with a continence nurse advisor. All calls are confidential. * Calls from mobile telephones are charged at applicable rates. |
Raadi CaawimoWaxaa la helli karaa kalkaaliso caafimaad oo aqoon leh haddii aad wacdo Khadka caawimada Celinta Saxarada Qaranka tel: 1800 33 00 66* (Isniinta ilaa Jimcaha, inta u dhexaysa 8.00 subaxii ilaa 8.00 fiidkii Waqtiga Bariga Australia) lacag la’aan.
Haddii aad dhibaato ku qabto ku hadalka afka Ingiriiska ama fahamka waxaad raadsan kartaa Khadka Caawimada ee Adeega Afcelinta Telefoonka oo ah 13 14 50. Telefoonka waxaa lagaga jawaabi doonaa Ingiriis, sidaas darteed magacaw afka aad ku hadasho kuna sug telefoonka. Waxaa lagugu xiri doona mutarjum ku hadla afkaaga. U sheeg mutarjumka inaad doonayso inaad Khadka Caawimada Celinta Saxarada Qaranka oo ah 1800 33 00 66. Ku sug telefoonka in lagugu xiri waxaana ku caawimi doona mutarjum si aad ula hadasho Lataliyaha Kalkaalisada caafimaadka. Dhamaan wicidu waa qarsoodi. * Telefoonada laga soo diro telefoonka waxaa la iska qaada qiima aad sarreeya. |